Bilicda Magaalada Muqdisho 2021

Ka hor burburkii caasimada Soomaaliya waxa ay lahayd dalxiiseyaal fara badan. Waxa ayna ahaan jirtay caasimadaha dalalka Afrika kuwa ugu dalxiiska badan. Waxa ay lahayd goobo qadiimi ah oo leh taariikh fog iyo xeebaha ugu quruxda badan dunida.

Caasimada dhismo ahaan waxaa loo naqshadeeyay si cajiib ah oo dalxiiseyaashu waxa ay ugu yeeri jireen “the little Italy” (Itaaliyada yar) taasoo ay ugula jeedeen qaabka naqshada iyo sida ay u muuqato.

Maanta waxa ay Muqdisho, eedsaneysaa dadka Soomaaliyeed, maxaa yeelay iyagaa maanta sidaan ka dhigay, kana reebay caasimadaha aduunka.

Caasimadda

Muqdisho waa wadnaha Soomaaliya, haddii ay iyadu burbursan tahay waxaa burbursan dalkoo dhan. Maxaa yeelay caasimada waa albaabka ugu horeeyo ee laga galo dal walbaa, waana tusaalaha sida uu w

adanka noqon karo.

Follow
4.7 Star App Store Review!
Cpl.dev***uke
The Communities are great you rarely see anyone get in to an argument :)
king***ing
Love Love LOVE
Download

Select Collections